30th April 2024  admin  Category :

Muuqaal bahdil ku ah dawladda Federaalka Soomaaliyeed , oo wadaniyad iyo Soomaalinimo xambaarsan, laguna difaacayo xuduuaha  Qaranka Soomaaliteed ayaa bulshada reer Badhameed soo bandhigen,  iyaga oo ka xun daandaasiga Kuukuuyada Keynya.

Maalintaaa  ay Mudahraadkan dhigayaan bulshda gobolka Sanaag oo ku difacayaan xaduudaha Soomaliyeed ee Koonfurta ,  ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi  Farmaajo  wuxuu Dalka Itoobiya kula shiraayey Falaagaddii doonaysay inay Soomaaliya kala gooyaan. Nasiib xumo nimanka uu la  shirayey madaxweyne  Farmaajo waxay sheegtaan inay ka mid yihiin oo ay la go’ayaan   bulshada aad hoos ka daawan doontaan. Ma jiro Siyaasi ka soo jeeda Koonfurta Soomaliya oo oran kara Somaliland waa Isaaq oo qura ee Isaaq ahaan waxaad tabanaysaan u soo bandhiga Soomaalida inteeda Kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*