30th April 2024  admin  Category :

Shirkadda gawaarida ee Hyundai, lagana leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya, ayaa warshad lagu rakibo gawaarida ka furatay dalka Itoobiya.

Waa markii ugu horeeysay oo shirkadda ay ka furato warshad gawaarida lagu rakibo Bariga Afrika. Warshadan ayaa la fillayaa ineey soo saarto 10,000 tobbon kun oo gaari sanadkiiba, suuqa ugu weeyna ee lagu iibinayo gawaarida waxa uu noqon doonaa wadamada deriska sida Keenya, Soomaaliya, Jabuuti, Ereeteriya iyo weliba dalka Itoobiya.

Shirkadda ayaa sheegtay in gawaarida la soo dhoofiyo uu ku kacayo qarasha badan iyo caanshuuraad xoog leh, balse ku sameenta gawaarida dalka Itoobiya ayaa hoos u dhigi doontaa qarashka lagu iibinayo gawaarida.

Hadaba, Itoobiya waa taas tashatay, waxeeyna siyaasiyiinta dalkaas ay wadaan isbeddel la taaban karo, meesha siyaasiyiinta Soomaaliyeedna ay xaraashayaan dalkooda.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*