
18th February 2026 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo oo maqaam aad u hooseeya loogu soo dhoweeyey Jabuuti, halka madaxda Dirta geeska Africa ay buun buuniyeen Gacan ku dhiigle Muuse Biixi. Cumdaha Jabuuti madax hoose ayuu u diray ina garoonka Diyaaradaha uga hortagaan kuna qaabilaan madaxweyne Farmaajo







