26th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Maamulka Goboleedka Hargeeysa, Muuse Biixi, ayaa sheegay in muddo sodon sanno ah ay caalamka ka la’yihiin aqoonsi caalami ah si ay u noqdaan dal ka madax bannaan Soomaaliya inteeda kalle. Waxaa dhab ah in caalamka, gaar ahaana, Qaarada Afrika aysan diyaar u aheen in dalka Soomaaliya la kala qeeybiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*