26th July 2024  admin  Category :

Shacabka Qaadka Cagaaran ee Hargaysa iyo Boqortooyada Buurta midabka jaalaha

‏بيان| وفد المملكة برئاسة رئيس الوزراء المكلف معالي الأستاذ/ إسحاق أبو الخير، يلتقي بمعالي وزير خارجية جمهورية صوماليلاند الشقيقة، لبحث سبل التعاون المشترك بين البلدين، والنقاش حول أبرز القضايا الإقليمية.

Bayaan soo baxay lana soo dhigay xarunta looga arimiyo ee Twitter ka Boqortooyada Buurta midabka jaalaha (yellow Mountain kingdom) ayaa lagu sheegay in shakhsi loo igmaday R/wasaare e Boqortooyada Buurta Yellow Mountain kingdom Mudane Isxaaq Abul-Khayr iyo wafti balaadhan uu hogaaminayay ay la kulmeen Wasiirka A/ dibedda ee jamhuuriyada S/land.

Waxaanu ka wada hadalay xiriirka & iskaashiga ka dhexeeya labada dal iyo arimaha khuseeya Gobolka ayaa lagu yiri qoraalkan.Boqortooyadan ayaa dhawaan looga dhawaaqay barta twitter ka ayaagoo ka dhigtay twitter xarunta looga arimiyo Boqortooyada,Sidoo kale buurtan ayaa ku taala xuduuda ay wadagaan wadamada Masar & Suudaan, dhulka ay ku fadhidaana maka badna 2 KM.

Maamulka beelahdee waalida ku dhisana Isaaq ku midaysan yihiin ayaa waqtiyadan danbe sheegay inay dardargelinayaan Raadinta Ictiraaf ayagoo hore ugu sheegay shacabka Hargaysa inay xiriir lasoo sameeyeen wadamada: Gambia, guinea conakry & Taiwan. Inskastoo 30 sano oo ay jirtay hadana aanay jirin hal dal oo aqoonsaday amaba xataa damacsan inuu aqoonsadaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*