19th August 2026 admin Category :
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ah hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadajir ayaa markii u horeysay faah-faahin dheeriya ka bixiyey kulamo uu sheegay inay dhex-mareen isaga iyo madaxweyne Farmaajo.