
5th June 2023 admin Category :
Cabdi Warsame oo laga soo doorto degmada lixaad ee Minneapolis ayaa ka hadlay falkii askarkiga Soomaaliga uu ku toogtay haweenay cadaan aheed oo u dhalatay dalka Australia. Dilka gabadhaas ayaa laga dhigay mid midab laguna aflagaadeeyey dhamaan ummada Soomaaliyeed, midabkooda iyo welliba diintooda.
Allsanaag.com