29th March 2024  admin  Category :

Wasiir SNM ah oo yidhi Car Buuhoodle shir Halagu Qabto!

“Buuhoodle waa meel somaliland ah ninkii Shir is Dhahaa Ku qabana wuu arki Doona waxa ka dhaca Kolna u Ogolaan Mayno wax soomaaliweyn ka socda in ay dalkayaga caga soo Dhigan marka ninka xamar jooga Ee leh shirban ku qaban kaalay walaal ku qabo  aynu aragne Afkay ka tidhi bal hada kaalay Ficil raacsha. Hadalkaa waxa yidhi Maxamed Muuse Diiriye oo ka soo jeeda Dirta Waqooyi oo maamulkaa u qaabilsan dagaal gelinta

Image result for gif what

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*