18th April 2024  admin  Category :

Nimankii iyo Dumarkii  ka soo jeeday Maakhir,  oo markii  Ciro  Maraykanka  yimid Huteelada qaaliga ah  iyo gawaarida martida ee loo yaqaan Limousinka  ugu kiraynayey lacagta badan,  iyaga oo ku doodayey in   Habar yoonis ay  abtiyo u yihiin   iyo Xidid baanu la  nahay reerka Habar yoonis  , oo soo camiray xafladihii beesha Habar yoonis u samaynayeen gudoomiyahooda iyaga oo ku labisan calanka SNM iyo sawirka Ciro , ayaa maanta iyaga oo Ciro u adeegaya waxay qolol ka furteen Baraha Internetka ee  Bulshadu ku sheekaystaan, iyaga oo qolkooda  u baxsaday magac qurxoon oo Bulshada Reer Maakhir soo jiidanaya.

Kooxdan reer Maakhir ee  magaca qurxoon ee marin habaabinta ah wata, ayaa bilaabay inay Bulshada reer Maakhir kala qaybiyaan, In beesha Majeerteen bulshada uga dhigaan inay cadow u tahay  .  halka  Beesha Isaaq ay leeyihiin waa is dhalnay oo ma kala maarmi karno .

Kooxdan Dabadhilifyada ah oo aan damiirka lahayn, ayaa waxay  aaminsan yihiin  in buuraha Calmadow aan  dagaal reer Maakhir abaabuleen aan  laga ridin. Sababna waxay uga dhigaan Somaliland oo qura ayaa Alshabaab ka saari karta buuraha Calmadow.

Ugu danbayntii kooxdan aad hoos ka daawan doontaan oo dabadhilifyada ah oo aan damiirka lahayn  oo la   midka ah  Isaaq Muqdisho u shaqo tegay oo aan cidna metelin  waxa maal geliya kooxda la baxday magaca qurxoon ee Midnimo Maakhir oo jooga Khaliijka, Yurub iyo waqooyiga America oo aan la gaban in xafladaha beesha Habaryoonis qabsanayaan inay ku soo labistaan calanka SNM

Image may contain: 3 people, people smiling, beard

https://youtu.be/VnKYWHSBWaU

https://youtu.be/OIIAqbypCTM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*