26th July 2024  admin  Category :

Sh. Sham-sudiin Makaawi oo ah Sama-fale u gargaara masaakiinta dhibaataysan ayaa tegey dooxada Sanjilbo oo ku taal deegaanka Degmada Qardho ee gobolka Karkaar. Muuqaalkan soo socda ayaa waxaa ka muuqda dhul aad cagaar u ah indhahaagana soo jiidanaya balse aysan jirin wax xoola ah oo daaqaya. Taas ayaa ka markhaanti ka ceysa sida abaartii u galaafatay reer miyigii deegaanka. Muuqaalkan kaga bogo warbixinta Sama-fale Sh. Makaawi ka diyaariyay Nabaad Guurka Xoolaha.

https://youtu.be/De55MvuGu6s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*