26th April 2024  admin  Category :

Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso

Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso

Taliyaha ciidamada booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay gadood ay saakay subaxnimadii hore ka sameeyeen magaalada Bosaso ciidamo katirsan birmadka Puntland, kuwaasi oo la wareegay bankiga dhexe ee Bosaso.

Waxaa uu ku tilmaamay kuwa ay buunbuuninayaan baraha bulshada, waxaana geesta kalle taliyuhu sheegay ciidamadu inay qaataan mushaarkooda marka laga reebo bisha April ee hadda dhamaatay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*