Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

27th April 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarunta Madaxtooyada kaga qeybgalay Xafladda sanad-guurada 23-aad ee Puntland. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye …

27th April 2024  admin  

Maxay R/Wasaare Rooble iyo dhigiisa Boris Johnson uga wadahadleen kulankoodii UK? Ra’iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa 29 -kii Luuliyo London la kulmay Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo marti geliyey dhinacyada Shirka Waxbarashada Adduunka oo lagu qabtay magaalada …

27th April 2024  admin  

Afhayeenka Ciidammada Booliska Jubbaland ayaa ka warbixiyay qarixii maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciyaartoyda mid kamid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Jubbaland. …

27th April 2024  admin  

Deni, oo maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha ayaa goobjoog ka noqday warbixinta Wasaaradda Waxbarashada soo bandhigtay oo …