Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2024  admin  

Labada Garab ee Dirta Wqooyi oo Gudoomiyaal kala dooray Khadar Xariir Xuseen ayaa markii 3aad loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Dirta Waqooyi ee weli hannaankeeda uu muran ka taagan yahay, iyadoo ay maqan yihiin xubnaha garabka kale ee ka socday …

8th May 2024  admin  

Orodyahanka Maxamed Axmed oo kaalinta 2aad ka galay Orodka 5000m ee Olombikada Adduunka. Maxamed Axmed oo asalkiisu yahay Soomaaliya balse u orda dalka Canada ayaa ka galay kaalinta labaad tartanka orodada 5000 mitir ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka …

8th May 2024  admin  

 Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya. Galka Baarista waxa uu la hadlay askar dhowaan kasoo …

8th May 2024  admin  

Xildhibaankii eeday Mucaaradnimada Farmaajo ayaa qoraalkan uu samirku ka muuqdo soo dhigay #Go’aan: Waxaan umadda Soomaaliyeed iyo reer Koonfur Galbeed-ba uga mahadnaqaayaa taageeradooda sidoo kaleed waxaan u ballan qaadaayaa in aan utaagnaan doono difaacidda Dimuqraadiyadda, Qaranimada iyo Horumarka Soomaaliya. …