29th March 2024  admin  Category :

Orodyahanka Maxamed Axmed oo kaalinta 2aad ka galay Orodka 5000m ee Olombikada Adduunka.

Maxamed Axmed oo asalkiisu yahay Soomaaliya balse u orda dalka Canada ayaa ka galay kaalinta labaad tartanka orodada 5000 mitir ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka Japan.

Maxmed ayaa noqonaya qofkii ugu horeeyey oo lab ah oo kaalintaa galay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*