Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

30th January 2025  admin  

Mooryaankii ka danbeeyey bililiqada Ceerigaabo ayaa gudaha u galay guryihii laga barakacayku dhex wareegaya. Caare oo ka soo jeeda beesha Habar Yoonis ee Isaaq , oo horay u sheegay in guryaha Hartigu ku leeyihiin Ceerigaabo ay la mid yihiin Kuwa …

30th January 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta loo soo bandhigay qorshaha iyo naqshada Isbitaalka ugu weyn Puntland oo laga hirgelinayo Garoowe, iyadoo wafdi uu hooggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Degmada Garoowe Cabdulqaadir …

30th January 2025  admin  

Amarkii hogaamiyaha SNM Ciro siiyey Maleeshiyaadkiisa ayaa saaka ka bilowday degmada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Askarta SNM ee ka soo wada jeeda beesha Isaaq intaan lagu amrin Inay bililiqaystan guryaha beelaha Harti ee magaalada Ceerigaabo, waa kuwii horay suuqyada …

30th January 2025  admin  

Goobe oo wasiirka dumarka ahaa, oo xilkan aad u j jeclaaLana qabsan waayey ayaa xilkii laga bedelay. Muqdisho, Axad, 22 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar …