Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th February 2025 admin
Shacbka Puntland oo guud ahaan ka carooday Dadqalnimada ay maleeshiyaadka SNM ka wadaan magaalada Laascaanood. …

25th February 2025 admin
Muqdisho maanta waxaa kadhacay qof walboow lugtaada maal, silic iyo saxariir ayayna la kulmeen kumanaan qof oo maanta quutkoodii waayay,Daawo warbixin amuurtaasi ka hadlaysa, siina share-garee muuqaalkan. …

25th February 2025 admin
Hadaad ogtahay in lagula xisaabtamayo ayaa xasuusataa Xeer iyo arimo xasaasi ah oo aan xilliyada qaarkaad laga dheeraado, o aan lagu deg degin . Laakiinse haddad tahay kox sida SNM \ doonaya inay taariikh usub samaystaa waa waxa maanta ka …

25th February 2025 admin
Ha’yadda maareenta Masiibooyinka ma degaanada Hawiye qura ayeey ka howl gashaa. Maalin walba magaalada Muqdisho waxa ka baxa diyaarado wado kaalmaddii caalamku ugu talo galy guud ahaan Soomaaliya. Hase ahaatee diyaaradhani waxay kaalamada u qaadaan degaanada ay beesha Hawiye ka …