19th May 2024  admin  Category :

Hadaad ogtahay in lagula xisaabtamayo ayaa xasuusataa Xeer iyo arimo xasaasi ah oo aan xilliyada qaarkaad laga dheeraado, o aan lagu deg degin . Laakiinse haddad tahay kox sida SNM \ doonaya inay taariikh usub samaystaa waa waxa maanta ka taagan Laascaanood

Jabhadda SNM ee Beelaha Isaaq ku midayan yihiin ayaa ka wada gobolka SOOL arin aad u fool xun oo ah in Maydkii ay dileen oo aan weli la aasin ay shacab aan hubaysanayn ku khasbayaan inay iska diiwaan geliyaan mashuuc ayna raali ka ahayn oo ah in Soommaliya lagu kala qaybiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*