Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th February 2025 admin
Kevin McCarthy oo ku guuleystay afhayeenka Congress-ka kadib 15 wareeg oo doorasho ah Kevin McCarthy oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa wareeggii 15-aad loo doortay afhayeenka Aqalka Congress-ka Maraykanka subaxnimadii hore ee Sabtidii, kadib markii uu tanaasulaad badan u sameeyay …

26th February 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlayay wixii Laascaanood ka dhacay ayaa yiri“Shacabka aan u hubaysnayn oo dhagxaan wata, in hub iyo rasaas lala dhaco, oo la laayo wax la aqbali karro ma ahan, cid laga aqbali karo ma jirto”. …

26th February 2025 admin
Safaaradda Mareykanka oo war ka soo saartay rabshadaha ka socda Laascaanood Xarunta Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa war kooban ka soo saartay bannaanbaxyada rabshadaha wata ee maalmihii ugu dambeysay ka socday Magaalada Laascaanood. “Wararka ku saabsan rabshadaha Laascaanood, waxaan …

26th February 2025 admin
Maan Duuli Waayin. Mana Diriri Waayin …