Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

9th May 2025 admin
Ciidamada Difaaca Puntland oo goobkasta oo ka mid ah buuraha Calmiskaad ka ciribtiraya khawaariijta Daacish ayaa hawlgallo ka sameeyey Isha Bilcil, Isha Daltoonle iyo qaybo ka mid ah buuraha ku teedsan togga balaadhan ee Jaceel. …

9th May 2025 admin
Agaasimaha Guud ee duulista Hawada Bashii Macalin Cali Xasan, oo horay ugu sheegay Soomaalida Koonfur galbeed inay yihiin Guruuc ayaa ka mid ahaa dadkii shalay ka niikinayey Muqdisho …

9th May 2025 admin
WAR-SAXAAFADEED: Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo war kasoo saaray dagaaladii ciidamadu la galeen argagixisada Daacish iyo guulaha ay ka gaareen. …