Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

1st February 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo 2 maalmood ah. Madaxweynaha …

1st February 2025  admin  

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa  Magaalada Stockholm ee Caasimadda Dalka Sweden uga qeeyb gashay shir looga hadlayey tagriibka  oo ay soo  qabanqaabiyeen Midowga Yurub.Shirka ayaa waxaa lagu …

1st February 2025  admin  

Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaabilay danjiraha dowladda Federaalka Ruushka u qaabilsan dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov oo soo gaaray Caasimadda Muqdishu. Labada mas’uul ayaa  ka wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin tartanka aan …

1st February 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Culusoow oo qaraabo kale xil u magcaabay, Mar uu shalay gabadhiisa xil u magcaabay. …