Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
1st February 2025 admin
Gudoomiyaha ururka ugu d’ada weyn Soomaaliya ee USP, Siciid Qorsheel ayaa horay u sheegay in Calanka Soomaaliya loo hiiliyo. Nasiib xumo caasimaddii Somaaliyeed ayaa maanta looga dabaal degayaa Maro reer Gaar u leeyahay. Reerkaas oo donaya inay Soomaali inteeda kale …
1st February 2025 admin
Faah-faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa laba nin oo dawladda Soomaaliya ay shalay ka cayrisay dalka Dawladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay dalka ka cayrisay laba nin oo u kala dhashay Jarmalka iyo Poland, kuwaas oo lagu kala magacabo Jocek …
1st February 2025 admin
Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran soo-qabasho ah u jartay, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, Ergeyga Ganacasiga MadaxweynahaSomalia, Khadar Faroole, gudoomiyaha Aran Jaan Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax. Kooxdan oo Hal beel la soo wada jeeda ayaa lagu …
1st February 2025 admin
Qaar kamid ah Ururrada Siyaasadda Puntland “Dowladdu waa in ay tallaabo ka qaado kuwii xalay qasay caasimadda waxa ay is og yihiin. Ururrada Siyaasadda ee baaqa soo saaray ayaa waxa ka maqnaa siddii caadadu u ahayd Ururka Mideeye ee uu …