Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

13th May 2025 admin
Beelaha Habar gidir iyo Xawaadle ayaa loo kala bedelay hogaanka NISA Dalka soomaaliya wuxuu horay u lahaan jiray Ciidan sir doon ah ama Nabad sugida oo umadda Soomaaliyeed ka wada tirsanaayeen lana oran jiray National Security Service, Ciidankan ayaa …

13th May 2025 admin
Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada …

13th May 2025 admin
Garoowe: 06 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Abdirishiid Hassan Jamac ayaa warbixino ka dhagaystay waaxyaha qorshaynta, shaqada iyo shaqaalaha iyo maamulka iyo maaliyada. …

13th May 2025 admin
Maamulka Koonfurta Soomaaliya ayaa heshiis la galay dawladda Sacuudiga …