Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

28th February 2025 admin
Warbixin’ Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland oo kormeer ku tegay dhismaha iyo balaadhinata ka socota Dekedada Boosaaso kana warbixiyey Hlka ay Wax marayaa. …

28th February 2025 admin
Akhriso: Qodobada ugu waaweynaa ee laga soo saaray War-murtiyeedka IGAD 1. Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 2. IGAD waxa ay si adag …

28th February 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Caruuse oo caawa geeriyooday . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir …

28th February 2025 admin
Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa diyaaradda Itoobiya ee ay dowladda Soomaaliya hawadeeda ka celisay Dowladda federaalka ee Soomaaliya aya hawada dalkeeda maanta ka celisay diyaarad ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya ee Ethiopian Airlines. Sida lagu xusay bayaan ka …