Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th May 2025  admin  

Markab siday raashin ka yimid dalka Turkiga oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso. Markabkan ayaa ka soo amba baxay magaalada Muqdisho. Raashinka saaran ayaa waxaa iska leh dadka deggan Galmudug, Puntland iyo Hirshabeele oo …

11th May 2025  admin  

Xoosh Jibriil, oo ah Wasiirka Dastuurka ee Dawaladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in arrimaha dibedda ay tahay in looga danbeeyo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, sharci ahaana aysan xaq u laheen maamul goboleedyada. Hadaba, Maamulka Puntland ayaa dhawaan ku gacan seeray …

11th May 2025  admin  

Sawirka maanta wa sida Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay u shaqeeyaan. Gacan codka ayaa lagu dhiibayaa, gacanta kale Lacagta codka la dhiibayo  lagu qaatay ayaa miisaska hoostooda lagu tirinayaa …

11th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee DF Yuusuf Garaad ayaa ka waramay arrimo badan oo ku saabsan dadka dibeddaha ku xirran, wadahadalka maamulka Hargeeysa, saffaaradaha dibedda ka furan iyo arrimo kalle oo badan. https://youtu.be/IHlTd3Mqy9E Allsanaag.com…