26th July 2024  admin  Category :

Markab siday raashin ka yimid dalka Turkiga oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso. Markabkan ayaa ka soo amba baxay magaalada Muqdisho. Raashinka saaran ayaa waxaa iska leh dadka deggan Galmudug, Puntland iyo Hirshabeele oo ay abaaruhu saameeyeen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*