29th March 2024  admin  Category :

Xoosh Jibriil, oo ah Wasiirka Dastuurka ee Dawaladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in arrimaha dibedda ay tahay in looga danbeeyo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, sharci ahaana aysan xaq u laheen maamul goboleedyada.

Hadaba, Maamulka Puntland ayaa dhawaan ku gacan seeray mawqifkii dhexdhexaad nimad ee ay ka gaartay dawladda federaalka arrimaha khaliijka, waxeeyna Puntland taageero u muujisay Sacuudiga iyo Imaaraadka. Sidoo kalle, waxaa heshiisyo amni soo gallay maamulka Koonfur Galbeed taas oo ah arrimaha dawladda federaalka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*