18th April 2024  admin  Category :

Jaamacadda Maakhir iyo Jidka Ceel Daahir ayaa guud ahaan  Bulshada reer Maakhir ku dhiira geliyey inay maalgashadaan magaalada Badhan ee gobolka sanaag.  Maanta hadal haynta ugu weyn qurba joogta reer Maakhir waa sidii Guryo iyo  ganacsi ay  uga smaysan lahaayeen magaaladaas.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Sawirka Daahir Afloow.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*