Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2025  admin  

Madaxweynaha Khaatumo oo kudhawaaqay in ay Puntland kula midoobeen dagaalka Tukaraq Abdulla M. Cagalule,Madaxaweynaha Khaatumo ayaa Garoowe ku qabtay Kulan Wareed isaga oo uu dhinac fadhiyay Wasiirka Warfaafinta Puntland. Wuxuu sheegay inay Khaatumo ku biirtay Puntland isla markaana ay isla …

8th May 2025  admin  

Jaamacada Bariga Afrika oo $20,000 ku wareejisay guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, waa lacagtii afraad oo Jaamacadu ku wareejiso guddiga, dhamaan lacagahan ayaa laga ururiyey ardeyda Jaamacada. …

8th May 2025  admin  

Jamac Feyte oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland    …

8th May 2025  admin  

Sagaashan jir, waayo arag ah   ayaa  madaxweyne Gaas ku taageeray waxqabadka uu madaxweynuhu  u qabtay  bulshada Reer Puntland .  Cali Shabeele  oo ka soo jeeda gobolka Sanaag,  kana mid ahaa madaxdii hore ee warshadda Kaluunka Laasqoray ayaa aad u qodobeeyey …