16th May 2026 admin Category :
Jaamacada Bariga Afrika oo $20,000 ku wareejisay guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, waa lacagtii afraad oo Jaamacadu ku wareejiso guddiga, dhamaan lacagahan ayaa laga ururiyey ardeyda Jaamacada.