Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th May 2025 admin
Ra’iisal Wasaaraha DF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheeyre ayaa loo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe. Booqashada ayaa ah booqashadiisii ugu horeeysay tan iyo intii uu noqdday ra’iisal wasaaraha dalka. Allsanaag.com…

11th May 2025 admin
Madaxweeynaha Killinka Shanaad Cabdi Cumar ayaa dhawaan xariga ka jaray guryo gaaraya 130 gurri, midkiibana uu ka kooban yahay 9 qol. Guryahan ayaa loogu tallagalay dadka danyarta ah si ay uggu noolaadaan. https://youtu.be/0ljKvYFOTxg Allsanaag.com…

11th May 2025 admin
Dawladdii Kacaanka xilligii ay jirtay waxeey beesha reer Isxaaq u sameesay wax aan loo sameen dadka kalle ee Daaroodka ah. Iyagoo aan cadaalad darro lagu sameen, ayeey jabhad soo aas-aaseen, balse ballaayadii ay soo malleegeen ayaa maanta dib guryahoodii uggu …

11th May 2025 admin
labada maamul ee ay u badan yihiin Beesha Hawiye oo taageeray “Wasiirkooda” Sharcigii xaaraantaa ahaa ee aan laga wada tashan ee wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Soomaaliya Cabdi Cashuur Xasan, oo ka soo jeeda beesha Baadicade ee Hawiye ayaa waxa …