Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/06/maxresdefault-3-624x351.jpg)
12th February 2025 admin
Xiisad Dagaal Oo Ka taagan Buuhoodle Iyo Gocondhallle Waxaa saacadihii ugu Danbeeyay saansaan colaadeed oo xoogan laga dareemaya Deegaano kamid ah Gobolka Cayn. Beelaha Hagar iyo hayaag ee Dhulbahante ayaa xalay ilaa maanta isku qaaday weerar sababay khasaare dhimasho iyo …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/06/ismaaciil-xaaji-nuur-624x289.png)
12th February 2025 admin
SNM ” Dhalinyaro Warsangeli ah ayaa sawiraddii Daalo naga xaday oo Puntland ku sharfay, sidaas awgeed waxaan joojinay Dalxiiskii buurta Daalo. Jabhadkan SNM, marka hore Ceerigaabo ayuu isa siiyey in beesha Isaaq gaar u leeyihii. Nimankan uu ina Xaaji Nuur …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/05/51819999_1034359966764348_4099589061906268160_n-624x622.jpg)
12th February 2025 admin
Masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradda deegaanka Dawladda Puntland iyo qaar ka mid ah howlwadeenada wasaaradda ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid AUN wasiirkii wasaaradda deegaanka Puntland Ismaaciil diiriye Gamaadiid …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/05/DENI-1-678x381-1-624x351.jpg)
12th February 2025 admin
Madaxweyne Deni maxaa kugu diray Cid walba aan ka ahayn maamulka SNM ee Falaagada ah? Madaxweynaha Puntland Cabdulaahi Siciid Deni, ayaa maanta is hayaan ama horay isu qabtaan hogaamiye kasta oo xil ka haya Soomaaliya haddii ay noqon lahayd Federaal, …