27th April 2024  admin  Category :

SNM ” Dhalinyaro Warsangeli ah ayaa sawiraddii Daalo naga xaday oo Puntland ku sharfay, sidaas awgeed waxaan joojinay Dalxiiskii buurta Daalo.

Jabhadkan SNM, marka hore Ceerigaabo ayuu isa siiyey in beesha Isaaq gaar u leeyihii.

Nimankan uu ina Xaaji Nuur hogaamiyaha u yahay oo dalxiiska buurta Daalo u joojiyey in degaankooda ay dhalinayaro Warsangeli ah sawiro isaga qaadeen ayaa maalin walba kuwa ka soo jeeda beeshaas ay Jabahadan ku casumaan Hadaaftimo iyo Yube.

https://youtu.be/O4pKaKkEKhk

SY

One thought on “Dalxiiskii Daalo waa joojinay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*