Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

14th May 2025  admin  

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ee Kulanka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysanyihiin Dowladdaha Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland. Madaxweynaha ayaa ka hadlay marxaladda dalku marayo, isagoo xusay in …

14th May 2025  admin  

Madaxweynihii Afrika ee Covidka 19 u haystay waxaan jirin ayaa geeriyooday Madaxweynihii Tansaaniya John Magufuli, oo 61 jir ahaa laguna naanaysi jiray ” Cagaf cagafta” (“the bulldozer”) ayaa geeriyooday, ka dib todbaadkan xan laysukla wareegay oo la lahaa wuxuu la …

14th May 2025  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf jabriil iyo wafti uu hogaaminayey aya maanta lagu soo dhaweeye magaalda Nairobi. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowladda Puntland , masuuliyiin xilal kala duwan Ka haya Puntland , qaar ka mida Masuuliyiinta Jaaliyadda Puntland ee dalka …

14th May 2025  admin  

Barnaamij ku saabsan Dekedda Boosaaso oo Xoolo badan laga dhoofinayo …