Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

19th May 2024  admin  

Ahlusunna oo war kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb Hogaanka sare ee Ahlusunna Waljamaaca ee dhawaan isku dhiibay Ciidanka dowladda Federaalka ayaa ka hadlay dagaalkii Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlusunna. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed …

19th May 2024  admin  

Daawo Xildhibaan Cabdulaahi Shaacir Su’aasha uu waydiiyey Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Intaanu wasiirka ka jawaabin su’aashii ahayd waa maxay sababta beelaha Hawiye iyo Raxanweyn lagu qurxinayo dibadda loogu diraa oo qura ,oo looga reebaa beelaha kale ee Soomaaliyeed wuxuuba ka hadli …

19th May 2024  admin  

Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro …

19th May 2024  admin  

Kulankii M. Farmaajo iyo dhigiisa M. Ttrump ee magaallada new York Waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ka dhacay shirkii 74aad ee qaramada midoobay ee sanad laha ahaa, waxaana shirkaa ka qaybgalay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, isagoo halkaa kula …