27th April 2024  admin  Category :

Murasharax Mohamed Ali Qurbaawi oo u taagan jagada madaxweynenimo Ee sanada 2019ka ayaa Maanta lugu soo dhoweyey Magaalada Bosaso Ee Xarunta Ganacsiga Puntlnd Xili Maalmo kooban ay ka hadhsantahay Waqtiga Doorashada Puntlnd Ee 8janayo.

Qurbaawi oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsanayahay soo dhoweynta loo samayey iyo Imaanshihiisa dalka’Isagoo sheegay inuu naawilayo Isbedel hana _qaada Isla markaana uu wax ka qabandoono Horumarka dalka’sida Caafimaadka’waxbarasha.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*