27th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii horre ee Puntland Faroole ayaa weerar afka ah ku qaaday Ca/welli Gaas, isagoo ku eedeeyay wax qabad xummo. Ugu danbeentii Faroole wuxuu sheegay in isaga saadaashiisa ay ulla muuqato in Ca/welli Gaas uusan soo noqon doonin. Hase ahaatee, dooda Ca/raxmaan Faroole ee ah in Gaas uusan waxba qaban ayaa ah mid aan waxba ka jirin, balse ah mid ku eg mucaaradnimadiisa.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*