26th July 2024  admin  Category :

Daawo: Video kooban oo Muujinaya Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Gaas oo shacabkiisa kula shaahaynaya Maqaaxiyaha laga qaxweeyo iyo Shacabkii oo arrintaasi ladhacsan.

Waa Muhiim In qofka masuulka ummaadda u ihi uu muujiyo debecsanaan, furfurnaan ,islaweyni la’aan iyo dad jecayl maxaa yeelay arrintaasi waxay dhaxalsiinaysaa kalsoonida shacabkiisu kuqabaan masuulka.

Madaxweyne Gaasna wuxuu Ummadda Reer Puntland umuujiyey Kalsooni buuxda inuu kuqabo shacabkii sidoo kalena uu wel-wel li’i ugu naaloon karo nabadda iyo xasiloonida kajirta Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*