26th July 2024  admin  Category :

Kaligii taliayaha Jabuuti iyo Ururka reer Caynte ee Heritage,  ayaa soo qaban qaabiyey shir ay ku kulmayeen beeelaha USC iyo SNM oo lagu qurxiyey Daaroodka aan ka soo jeedin gobolada Sool iyo Sanaag. Shirkan ayaa si dadban waxa  looga hadlayey wada hadalada u dhaxeeya Muqdisho iyo Hargaysa, Shirkan ayaa lagu soo casumin siyaasiyiin  ka soo jeeda beesha Warsangeli ee degta gobolka Sanaag.

Ingiriis, Caynte, Fiqi, Ibbi, Jimcaale  iyo Calasow

https://allsanaag.com/ururka-heritage-soo-kii-reer-caynte-maaha/

https://youtu.be/O3ucaa2v0_w

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*