18th April 2024  admin  Category :

RW Khayre Dekedda Gasracad wuxuu diiday inuu   dhagax dhigo hase ahaatee maanta waxa uu saxiixay in dawladda  Qadar ka fuliso Koonfurta  Soomaaliya mashaariicdan kala ah  Jidka u dhaxeeya Muqdisho iyo Jowhar, Jidka u dhaxeeya Muqdisho  iyo Afgooye, Dekedda Hobyo. Diyaaradda Qadar oo Muqdisho imanaysa iyo Cisbitaal laga dhisayo xaafadda Dayniile EE GOBOLKA BANAADIR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*