29th January 2023  admin  Category :

Mudane Madaxweyne Xaqna ma aha Xalna ma aha 13 Xildhibaan ee Aqal sare oo aad saxiixday, waxaad baal martay Dastuurka dalkaDhinaca kale Madaxweyne Siciid Deni wuxuu xil badan iska saaray xaquuqda Gobolada Waqooyi iyo kuwa Jubaland isaga oo ka tegey xaquuqdii reer Puntland warsaxaafadeedkii oo dhan .

Hoos ka daawo warsaxaafadeedka Siciid Uurcad

1 thought on “Mudane Madaxweyne Xaqna ma aha Xalna ma aha 13 Xildhibaan

  1. Nuuraani

    Uurcadow 13 ka xildhibaan ee Farmaajo gaashaanka ka dhigto ee waraaba u taaga ah iska daa siyaasiyiinta Puntland ee xitaa caruurta Puntland ayaa og ujeedka ka danbaysa oo ah rafashadii ugu danbaysay ee uu rafto ini Farmaajo ileen neef la gowracay geedo kama waabtee. Ujeedka ini Farmaajo 13 kaas magalooti waa inuu somali iskaga horkeeno arinta doorashada oo fashil wayni ka haystayna uu indhaha ka leexiyo waase lagu fahansanyahay ini Farmaajo warkiisa. 13 kaas dhalanteedka ah mahan wax hada u bahan in laga hadlo kaliya waxa laga hadlaya waa inay noqotaa ini Farmaajo inuu baxo, dalkana doorasho laga qabto. Uurcad isagu miyuusan siyaasiyiinta reer Puntland ka mid ahayn! Waxaan qabaa uurcad hadalkiisu inuu yahay fariin ini Farmaajo usoo dhiibay markii uu wayay qof reer Puntland oo ka hadla dhalenteed ka ini Farmaajo. Uurcad ini Farmaajo ways ogyihiine ogaada guuldaro iyo fashil ayaana ka muuqda.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*