26th July 2024  admin  Category :

Dadka qaar ayaa inta badan waxeey raadiyaan ceeb ku aadan dawladda federaalka madaxdeeda. Hadaba, qaar ka mid ah dadkaas ayaa waxeey faafiyeen warar been abuur ah oo ku aadan in Madaxweeyne Farmaajo uu sameeyay baratakool xummo markii uu joogay dalka Kenya, laakiin arrintaas ayaa ah mid aan waxba ka jirin.

Hadaba, kullan duco oo dad kalla duwan ay ka soo qayb galleen ayaa lagu casuumay Madaxweeyne Farmaajo, waxaana ka hadlay dad kalla duwan. Meelaha laga hadlayey waxaa yaaley laba makarafoon oo ah midka uu ka hadlayey madaxweeynaha Kenya iyo mid martida loogu tallagalay. Hadaba, markii madaxweeyne Farmaajo iyo Uhuru ay isa sallaameen waxa uu Farmaajo u dhaqaaqay dhinaca uu yaalay makarafoonka loogu tallagalay dadka martida. Balse, Uhuru ayaa ku sharfay makarafoonkiisa Madaxweeyne Farmaajo oo u sii socday kii martida loogu tallagaly. Hadaba waxaad eegtaa marka saacada ay mareeyso  1:17:58.  Hadaba, in taas laga dhigaa baratakool xummo waxeey u muuqataa mid uun ceeyb loogu raadinayo madaxda Soomaaliyeed.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*