1st May 2024  admin  Category :

Ina Axmed Shire Garmaqaate Taagane  iyo Ina  Cabdulaahi Faarax Yare oo ka soo kala jeeda Xingalool iyo Hadaaftmi ayaa ka mid ahaa Wiilashii ay  xalay SNMtu  ku dishay Buuraha Calmadow, maalmo ka dibna maykooda inta la soo bandhigo lagu faani doono

Maxamed Cabdulllaahi (Bataar) Magaciisa ururka  Dadqalatooyinka  (Abu-Hurayra) oo ka soo jeeda Beesha Habar-jeclo iyo maleeshiyadka uu wato ee  beeshiisa Isaaq, Beesha Jareer Weyn iyo beelaha  Raxanweyn Buuraha CALMADOW kuma ayna tegin Diyaarado ee Waxa la gaaray xilligii maamulka Puntland uu ku dhawaaqi lahaa,  ninka u shaqeeya, taageera, xoolaha ka gata, ganacsiga la leh arka oo soo sheegi waaya Huwanta SNM iyo alshabaab    inuu isaguna la mid yahay cadowga Puntland

 

Allah ha u naxariistee sawirka sare waa mid ka mid ah Wiilashii Warsangeli ee lagu dilay gurigooda Buuraha  Calmadow iyaga  oo ku sugan oo aan cidna ku duulin. 

Maanta oo kale sanadkii horeb bisha ramadaan xasuuqii ay SNM ka gaysteen Afurur

https://allsanaag.com/xildhibaan-casharo-oo-ka-hadlay-dhacdadii-af-urur/

https://allsanaag.com/dadqalatooyinkii-dumarka-xasuuqay/

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*