26th April 2024  admin  Category :

Maleeshiyaad ka amar qaata maamulka Somaliland ayaa  weeraray Suqure

Dagaal ayaa ka socda Bali-Khadar oo u dhow Galgala, maleeshitaad ka amar qaata Somaliland  ayaa weerartay Fariisin Ciidamada Puntland halkaasi ku leeyihiin. Maleeshiyaadkan ayaa sida la sheegay lagu soo tababaray  degaanka Beer oo ka tirsan gobolka Togdheer

Taliska Ciidamad PMPF oo halkaasi degan ayaa xaqiijiyey weerarka wuxuu sheegay in Ciidamada iska difaaceen, illaa hadana dagaalka socdo oo aan waxbadan laga ogaan karin khasaaraha jira.

Bali-Khadar ayaa u dhexeysa Suqure iyo Galgala.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*