1st October 2023  admin  Category :

Mid Kamid ah Beelaha gobolka Cayn  oo Ciidan iyo Gaadiid Ku Wareejisey Dowladda Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa goor dhoweyd khudbad u jeediyey cutubyo katirsan ciidankii difaaca Buuhoodle oo si rasmi ah ugu biiray ciidanka difaaca dowladda Puntland ee xoraynaya gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*