
11th June 2026 admin Category :
Inta badan Mucaaradkii Deni maanta waxay waqti badan geliyeen inay wax ka qoraan Caruur lagu lacag siiyey inay shiidaan ama taayiro ku gubaan Jidadka degmada oo ka mid ah degmooyinka ugu nabadda badan Soomaaliya. Hoos ka akhriso qaar ka mid ah Mucaaradka madaxweyne Deni iyo waxay soo qoreen







