25th December 2024 admin Category :
Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo ka sioo jeeda Beesha Habar Gidir, Saleemaan, Haysoow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka Soomaliya ayaa maanta hadal uu saxaafada siiyay si cad ugu sheegay in Mooshin xilka looga qaadayo ay keeni doonaan dhawaan Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya.
Xildhibaanada Soomaaliyeed ee kale kama jawaabi karaan hadalkan Mooryaankani ugu khudbadeeyey, sababtoo ah waxay ka baqayaan in Muqdisho lagu dilo . Taasuna waxay sahashay in saacad walba Xildhibaan ka soo jeeda beesha Hawiye oo dhaarnaya in warbaahinta laga arko
https://youtu.be/H0xC57vlZ3w