5th August 2021  admin  Category :

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab.

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 18 ka mid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horey Maxkamaddu xakun dil ah ugu ridday.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa falal iskugu jira dilala iyo Qaraxyo la fashiliyay ka geystay Magaalada Gaalkacyo iyo deegaano kale oo katirsan Gobalka Mudug, waxayna saraakiisha Puntland wacad ku mareen in Caddaaladda la marsiindoono Qof kasta ee kamid ah Kooxaha Argagixisada ama gacan ku siiya falalka arxandarada ah ee lagu leynayo dadka shacabka ah .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*