26th July 2024  admin  Category :

Jowhar diyaarad ayuu u raacaa, Soomaalina wuxuu doonayaa inuu afduubto

Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay inaanu ka qeyb geli doonin shirka wadatashiga qaran ee lagu wado inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho.

War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka ayaa lagu sheegay inaan shirkaas lagala tashan, islamarkaana wixii kasoo baxan aanu khusaynin maamulka.

Go’aankan ayaa yimid ayada oo madaxweynaha maamulka Cali Cabdullaahi Guudlaawe uu maalmihii dhowaa ku sugnaa dalka Turkiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*