
21st April 2026 admin Category :
Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, Warbixinaha Wasaaradaha iyo Warbixino kale.








