18th April 2024  admin  Category :

waa Maxay sababta madaxda Puntland ee Baydhabo tagtay ay  ugu tacsiyadeen waayeen 15kii qof  ee  Soomaaliyeed ee lagu dilay Koonfur galbeed iyaga oo lagu khasbayo hogaamiye ayna doonayn

Madaxdii  Puntland ayaa ka soo laabtay Caleemo saarkii madaxweynaha lagu muran san yahay ee Koonfur Galbeed. Sidoo kale Bulshada Puntland ayaa  madaxda Puntland ka sugaysay mar haddii ay  Baydhabo  rageen  inay ka tacsideeyaan 15 Qof ee Soomaaliyeed ee lagu dilay magaaladaas. Taasi ma dhicin oo  waqti badan ayaa madaxda Puntland ku lumiyeen sidii laysaga gadi lahaa madaxdii ka socotay dawladda  Federaalka iyo Villa Wardhiigleey, oo intooda badani mucaarad ku yihiin Puntland

 

Maqalaay Warlaay Ma Laguu Warramay

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*